Wafdi ay kala hogaaminayaan Madaxweynaha iyo Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta u kala anbabaxay dalalka Ethiopia iyo Talyaaniga halkaasi oo ay ka dhacayaan kulamo ku saabsan arimaha Soomaaliya.27-Jan-2012 |
Ciidamada mareykankanka oo hawlgal ka fuliyey degaanka Hobyo halkaas budhcad badeed afduub ugu haysten shaqaale DBS howlgalka oo ahaa mid aad loo soo agaasimay ayaa la sheegayaa inay ka qeyb qaateen ilaa laba diyaaradood oo nooca qumaatiga u kaca ee loo yaqaano Helikobtarka ay leeyihiin ciidamada Mareykanka 25-Jan-2012 |
UN BOSS xafiiskoodi oo u qabilsanaa soomali oo u soo guuerey magalada muqdisho,ambasadoor Mahiiga ayaa waxaa kulanka uu la qaatay madaxda dowladda kadib uu warqadda furitaanka xafiiska UN BOSS ku wareejiyay madax waynaha Soomaliya Mudane Sh. Shariif Sh Axmed.24-Jan-2012 |
lacag aad badan lagu qabtey garoonka muqdisho oo lagu qabteen nin Soomaali ah oo sida la sheegay reer Muqdisho ah kaasoo boorso ku sitay lacag kaash oo dhan $2 Milyan [laba milyan doolar] oo loo wadey bosaaso.23-Jan-2012 |
|
Imrgrationka sweden ayaa dhaqan geliyey go,aanki maxkamada sare Laanta Socdaalka Sweden ayaa isbedel ku sameysay aragtideeda ku aadan Soomaalida iyo sida hada ka dib loola dhaqmi doono. Warbixin faahfaahsan oo ay bogooda ku daabaceen ayay kaga warameen go’aanka cusub iyo saameyntiisa.23-Jan-2012
|
|
Raisalwasare c/weli gaas oo lafilaayo isku shaandheyntan ku sameynayo Golaha wasiirada cusub ee Xukuumadda Ra’isul wasaare Gaas, waxayse wararka qaar sheegayaan inay sabab u tahay isbedel la sheegay in lagu sameyno dowladda KMG iyo dardargelinta qorshaha Road Map-ka.22-Jan-2012
|
Shirkii golaha degaanka ee degmada Baran oo maanta u furmey oo ay ka hadlayaan arimo dhowr ah guddoomiyaha Golaha degaanku waxa uu u mahad celiyey Jaaliyadaha gaar ahaan Jaaliyadda Waqooyiga Ameerika oo qalab Computaro ah soo gaadhsiiyey iyo Jaaliyadda Ustralia oo dhaqaale ugu deeqay , sidoo kale waxay u mahad celiyeen Ganacsatada Boosaaso.22-Jan-2012 |
|
Afhayeenka Isimada Puntland Garaad C/laahi Cali Ciid ayaa si kulul uga hadlay dagaalkii ka dhacay degmada Buuhoodle iyo weerarka ay Ciidamada Somaliland kusoo qaadeen degmada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn. Garaadka ayaa sheegay in dagaalkii Buuhoodle uu ahaa xasuuqii labaad ee saddexaad ee ay Ciidamada Somaliland u geysteen dadka gobolada SSC.19-Jan-2012
|
|
maamulka puntland oo ka hadley arimaha ka taagan Buhoodle oo dagaal qawan ku soqadeen maamulka somaliland wasiirka arimaha guda oo siyey warisi bbc ,gen cabdullah ilka-jiir waxu yiri Soomaliland ma rabto wada hadal iyo daris wanaag,18-Jan-2012
|
|
Kulankii caadiga ahaa ee ay maanta isugu yimaadeen Gudiga Amniga Qaranka oo looga hadlay xaaladda amni ee dalku ku suganyahay iyo gaar ahaan dagaalada ka dhacay magaalada Buuhoodle ee gobolka Sool, uuna shir gudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed.16-Jan-201
|
|
Ciidamada somaliland oo saaka subaxdi dagaal kuqadey degmada Buhoodle iyo Tuulooyinka ku hareeraysan,Buuhoodle ayaa ah Goob istiraajiyad ah taasoo ay wararku sheegayaan in Cali Khaliif Galaydh iyo Nimankale ay kasoo galeen halkaasi kadib intii aanan shirkan Taleex bilaaban waxaana uu ahaa albaabkii ay kasoo galeen.15-Jan-2012
|